Axad, 8 Bisha Kow iyo Tobnaad 2026

SomaliaHiiraan Online

๐—๐š๐ ๐ ๐ž๐ž ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐šโ€ฆ!

Loollanka siyaasadeed ee Soomaaliya ma aha oo keliya khilaaf u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo mucaaradka doonaya inuu xilka ka dego. Waxaa isku dhex jira loollan awood-qaybsi oo gudaha ah iyo dano ay waddamo shisheeye ka leeyihiin siyaasadda dalka.Marka aan eegno xaaladda, waxaa jira saddex dhinac oo waaweyn;dawladda federaalka oo uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh, mucaaradka oo laba garab u kala qaybsan, iyo waddamada dibadda ee xiriirka dhow la leh dhinacyada Soomaalida.๐Œ๐ฎ๐œ๐š๐š๐ซ๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐œ๐š๐๐š๐š๐๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐šMucaaradka Muqdisho ku sugan waxay haystaan awood siyaasadeed iyo magac, balse ma haystaan awood maamul iyo ciidan oo ay si toos ah ugu cadaadin karaan madaxweynaha.

Cinwaanno dheeraad ah