Puntland oo go’aan ka soo saartay khilaaf ka taagan degmada Bandar-bayla.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aan rasmi ah oo la… Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aan rasmi ah oo la xiriira khilaaf ka dhex taagan Golaha Deegaanka Degmada Bayla ee Gobolka Karkaar, iyadoo sharci-darro ku tilmaantay go’aan ay xildhibaano ka tirsan goluhu sheegeen inay xilka kaga qaadeen Guddoomiyaha Golaha Deegaanka.