08-11-2026

SomaliaHorseed Media

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goobjoog ka noqday dhaarinta guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda… Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan ka dib munaasabad kooban oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Qaranka JFS.

Cinwaanno dheeraad ah