08-11-2026

SomaliaHorseed Media

Jubbaland oo eedayn u jeedisey Madaxda Dowladda Somalia.

Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeeyey Madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya inay dalka geliyeen xaalad siyaasadeed… Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeeyey Madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya inay dalka geliyeen xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo cakkiran, xilli uu taagan yahay khilaafka la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, Cabdi Fatax Maxamed Mukhtaar, ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh kujiro marxalad muddo-dhaaf ah, isla markaana halkii uu xoogga saari lahaa heshiis qaran, sugidda amniga iyo mideynta shacabka Soomaaliyeed, ku mashquulay loollan awoodeed iyo khilaafaad siyaasadeed.

Cinwaanno dheeraad ah